Sharaxaad Kooban
Deeqda Dowladda Ruushka 2025 waa mid ka mid ah deeqaha waxbarasho ee ugu weyn adduunka, iyadoo sanad walba ay aqbasho in ka badan 15,000 arday caalami ah oo ka kala yimaada dalal badan. Waxaa lagu bartaa jaamacadaha dowladda ee Russia oo si weyn loo aqoonsan yahay caalamka.
Deeqdani waa fully funded scholarship oo bixisa dhammaan khidmadaha waxbaridda, hoy bilaash ah, caymis caafimaad, iyo stipend bille. Ardayda la aqbalo waxaa sidoo kale la siiyaa sanad tababar luuqadda Ruushka (preparatory year) ka hor intaan waxbarashadu bilaaban.
Mid ka mid ah faa’iidooyinka ugu waaweyn waa in looma baahna IELTS/TOEFL iyo ma jiro shuruud GPA gaar ah. Taas waxay fursad weyn u tahay arday badan oo caalami ah iyo ardayda Soomaaliyeed oo doonaya waxbarasho heer sare ah oo bilaash ah.
Country:
Russia
Scholarship Name:
Russian Government Scholarship 2025
Study Location:
Any participating Russian Public University
Available Study Levels:
- Bachelor's Degree
- Master's Degree
- Doctorate (PhD)
Funding and Scholarship Features:
- Full tuition waiver (waxbarasho bilaash ah)
- Free accommodation (skoon jaamacadeed)
- Monthly stipend for living expenses
- Free preparatory year for Russian language
- No IELTS/TOEFL required
- No GPA requirement
- Comprehensive health coverage
Scholarship Application Requirements:
-
Educational Documents
- High School Certificate & Transcript (Bachelor applicants)
- Bachelor’s Degree & Transcript (Master applicants)
- Master’s Degree & Transcript (PhD applicants)
-
Required Documents
- Online application form
- Passport copy (valid)
- Motivation letter
- 2 Recommendation letters
- Personal photo (formal, white background)
-
Medical Certificate (no infectious diseases, HIV test included)
-
Language Requirements
-
No English or Russian certificate required
-
Available Majors:
All fields are available, including:
- Medicine, Dentistry, Pharmacy, Nursing, Veterinary
- Engineering (all branches)
- Computer Science & IT
- Natural Sciences (Physics, Chemistry, Biology, Mathematics)
- Business & Economics
- Law, Arts & Humanities, Social Sciences
- Music, Media, Agriculture, Literature, Languages
Deadline:
15 January 2025
Adeegyada aanu bixino:
- Xaraynta deeqaha waxbarasho
- Xaraynta tababaryada, tabaruc iyo fursadaha shirarka
- Diyaarinta dukumeentiyada lagama maarmaanka u ah deeq kasta (CV, motivation letter, recommendation letter, research plan, iwm.)
- Dukumeenti turjumaad shahaadaysan ee luuqad kasta
0 Comments