Kazakhstan Government Scholarship 2025

 


Sharaxaad Kooban

Deeqda Dowladda Kazakhstan 2025 waa mid ka mid ah deeqaha waxbarasho ee ugu wanaagsan ee caalamiga ah, taas oo lagu bartaa jaamacadaha dowladda ee Kazakhstan. Waxay si buuxda u maalgelisaa ardayda caalamiga ah ee doonaya inay qaataan shahaadada Bachelor, Master's ama PhD, iyadoo bixisa khidmadaha waxbaridda, hoy bilaash ah, caymis caafimaad, iyo taageero kale oo dhaqaale.

Deeqdani waxay si gaar ah ugu habboon tahay ardayda doonaya waxbarasho tayo sare leh oo heer caalami ah, iyada oo la siinayo fursad lagu barto jaamacadaha ugu sarreeya ee Kazakhstan.


Country:
Kazakhstan

Scholarship Name:
Kazakhstan Government Scholarships 2025

Study Location:
One of the participating Kazakhstan public universities

Available Study Levels:

  • Bachelor's Degree
  • Master's Degree
  • Doctorate (PhD)


Funding and Scholarship Features:

  • Full Tuition Waiver (Waxbarasho bilaash ah)
  • Travel Costs Covered (Tikidhka diyaaradda toos ah iyo soo noqosho)
  • Visa Costs Covered
  • University Housing: Free accommodation or housing allowance
  • Health Insurance: Comprehensive medical coverage
  • Monthly Stipend for all accepted students


Scholarship Application Requirements

Academic Qualifications

  • Bachelor's: Shahaadada dugsiga sare + Transcript
  • Master's: Bachelor's Degree + Transcript
  • PhD: Master's Degree + Transcript


  1. English Language Proficiency

    • TOEFL/IELTS certificate or proof previous education was in English (for Master’s & PhD)

  2. Required Documents

    • Online Application Form (in English)

    • Passport Copy

    • Graduation Certificate & Transcript

    • Motivation Letter

    • Two Letters of Recommendation

    • Medical Certificate (no HIV/AIDS, includes medical test results)

    • Study Plan (PhD applicants only)


Available Majors:

  • Medicine & Health Sciences

  • Engineering (Mechanical, Civil, Electrical, etc.)

  • Computer Science & IT

  • Natural Sciences (Biology, Physics, Chemistry)

  • Social Sciences & Humanities

  • Business Administration & Economics


Deadline:
31 May 2025


Adeegyada aanu bixino :


Xaraynta deeqaha waxbarasho

xaraynta tababaryada, tabaruc iyo fursadaha shirarka
Diyaarinta dukumeentiyada lagama maarmaanka u ah deeq kasta ( such as CV, motivational letter, personal letter, letter of recommendation, research plan, essays and other requirements for any scholarship )

Dukumeenti turjumaada shahaadaysan ee luuqad kasta 


0 Comments

WhatsApp