Fully Funded Hungarian Government Scholarship 2026

 


Sharaxaad Kooban

Deeqda Dowladda Hungary ee 2026 (Stipendium Hungaricum) waa mid ka mid ah deeqaha waxbarasho ee ugu waa weyn adduunka, iyadoo siinaysa ardayda caalamiga ah fursad ay ku bartaan jaamacadaha dowladda Hungary oo si weyn looga aqoonsan yahay caalamka. Deeqdani waxay bixisaa khidmadaha waxbarashada oo dhammaan, hoy bilaash ah, gunnada bilaha ah, iyo caymis caafimaad, taas oo ka dhigaysa fursad gaar ah oo loogu talagalay ardayda doonaysa waxbarasho heer caalami ah oo bilaash ah.

Manhajka deeqdan waxaa loogu talagalay in lagu xoojiyo waxbarashada sare ee Hungary, lagu dhiirrigeliyo iskaashiga caalamiga ah, laguna soo jiito ardayda heerka sare ee caalamka.


Country:

Hungary

Scholarship Name:

Hungarian Government Scholarship 2026 (Stipendium Hungaricum)

Study Location:

Any participating Hungarian public university

Available Study Levels:

  • Bachelor's Degree
  • Master's Degree
  • Doctorate (PhD)


Funding and Scholarship Features:

  • Full tuition waiver (waxbarasho bilaash ah)
  • Free accommodation (skoon jaamacadeed)
  • Monthly stipend for living expenses
  • Comprehensive health insurance
  • No strict English certificate required (ama waxaad keeni kartaa cadeyn in aad horey ugu baratay Ingiriisi)


Scholarship Application Requirements:

Educational Documents:

  1. High School Certificate & Transcript (Bachelor applicants)
  2. Bachelor’s Degree & Transcript (Master applicants)
  3. Master’s Degree & Transcript (PhD applicants)

Required Documents:

  • Online application form
  • Passport copy (valid)
  • Motivation letter
  • 2 Recommendation letters
  • Personal photo (formal, white background)
  • Medical certificate

Language Requirements:

  • English certificate not mandatory (except for some programs)


Available Majors:

  1. Agriculture
  2. Business Administration
  3. Computer Science & IT
  4. Engineering (all branches)
  5. Health Sciences
  6. Humanities & Social Sciences
  7. Medicine
  8. Sciences


Deadline:

15 January 2026


Adeegyada aanu bixino:

  • Xaraynta deeqaha waxbarasho
  • Xaraynta tababaryada, tabaruc iyo fursadaha shirarka
  • Diyaarinta dukumeentiyada lagama maarmaanka u ah deeq kasta (CV, motivation letter, recommendation letter, research plan, iwm.)
  • Dukumeenti turjumaad shahaadaysan ee luuqad kasta


0 Comments

WhatsApp