Ritsumeikan University Scholarship in Japan 2026

 



Sharaxaad Kooban

Ritsumeikan University MEXT Scholarship 2026 waa deeq waxbarasho oo fully funded ah oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah ee doonaya inay ka dhigtaan Master ama PhD gudaha Japan.

Waxay bixisaa maalgelin buuxda oo ay ku jiraan: waxbarasho bilaash ah, guri jaamacadeed, caymis caafimaad, tikidh diyaaradeed, iyo gunno bille ah oo ku filan nolosha Japan.

Jaamacadda Ritsumeikan waa jaamacad gaar loo leeyahay oo heer sare ah kuna taalla magaalada Kyoto, waxayna martigelisaa kumannaan arday caalami ah sannad walba.


Country:

Japan

Scholarship Name:

Ritsumeikan University – MEXT Scholarship 2026

Study Location:

Ritsumeikan University – Kyoto, Japan

Available Study Levels:

Master’s Degree

Doctorate (PhD)


Funding and Scholarship Features:

  • Full tuition waiver (waxbarasho bilaash ah)
  • Free accommodation (hoy jaamacadeed)
  • Coverage of all registration and study fees
  • Comprehensive medical insurance
  • Round-trip flight ticket (economy class)


Monthly Stipend:

  • Master: 143,000 JPY
  • PhD: 145,000 JPY


Scholarship Application Requirements:

Educational Documents:

  • Bachelor’s degree + transcript (for Master)
  • Master’s degree + transcript (for PhD)


Required Documents:

  • MEXT application form
  • University application form
  • Passport copy
  • Academic CV
  • Study Plan / Research Proposal
  • 2 Recommendation letters
  • Medical Certificate
  • Language Certificate (optional)
  • Publications (if available)


Available Majors:

Engineering – Sciences – Humanities – International Relations – Applied Sciences

including:

Computer Science, Mechanical, Electrical, Civil Engineering, Architecture, Chemistry, Biology, Physics, Mathematics, Materials Engineering, Energy, Aerospace, Environmental Studies, Software Engineering, Telecommunications, Automation, and more.


Deadline:

11 December 2025


Adeegyada aanu bixino:

  •  Xaraynta deeqaha waxbarasho
  • Xaraynta tababaryada, tabaruc iyo fursadaha shirarka
  • Diyaarinta dukumeentiyada lagama maarmaanka u ah deeq kasta (CV, motivation letter, recommendation letter, research plan, iwm.)
  • Dukumeenti turjumaad shahaadaysan ee luuqad kasta


0 Comments

WhatsApp